BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Hal maalin ayaad ku saadaalin kartaa inta sano ee aad noolaan doonto
Markii ay falanqeeyeen balaayiin muuqaal ah, saynisyahannadu waxay awoodeen inay isku xiraan hab-dhaqannada maalinlaha ah iyo suurtagalnimada in kalluunku cimri dheer noolaado.
TOOS, Trump oo sheegay in dhamaan miinooyinka laga saaray marin-biyoodka Hormuz
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Ciidanka Badda Maraykanka ay dhammaan miinooyinka ka saareen ama ka nadiifiyeen gudaha marin-biyoodka muhiimka ah Hormuz.
Tobanka cunto ee kobcin kara xusuusta iyo caafimaadka maskaxdaada
Maskaxdu waxay isticmaashaa 20% ee tamarta jirka, sidaas darteed cunto dheellitiran oo kala duwan ayaa kaa caawin kara.
Israa'iil ma leedahay awood ay dagaal kaga adkaan karto Turkiga?
Maraykanku wuxuu u muuqdaa inuu ka fogaanayo inuu galo dagaal dheer oo uu la yeesho Iiraan, balse gudaha Israa’iil waxaa laga sheegayaa in inkastoo Iiraan ay daciiftay, haddana Turkigu uu booskeeda buuxin karo.
Muxuu yahay heshiiska Trump u gudbiyay Congress-ka ee Sacuudigu ku aqoonsan karo Israa'iil?
Maalmo kadib markii heshiiska nukliyeerka ee Sacuudi Carabiya la isku afgartay bishii July, Trump, oo xilligiisii hore ee madaxweynenimada sidoo kale ka shaqeeyey heshiis la mid ah kan, ayaa ku xidhay hirgelinta heshiiska in Sacuudi Carabiya ay caadiyeyso xidhiidhka ay la leedahay Israa'iil.
Falanqeyn lagu ogaaday qaabka ugu wanaagsan ee loo joojin karo cabidda sigaarka
Caddaymihii ugu dambeeyay ayaa muujinaya in ay ka waxtar badan yihiin balastarrada nikotiinka, xanjada nikotiinka ama kiniiniyada.
Toddobada daah-fur ee ugu muhiimsan uguna yaabka badan dunida ee soo baxay sannadkii 2025-ka
Daah-furrada sayniska waa natiijooyin cusub oo beddela qaabka aynu u fahanno dunida. Waxay ku yimaadaan cilmi-baaris saynis, male-awaal, ama mararka qaarkood nasiib saafi ah.
Hormuz ma kanaalka Panama ayaa ku xiga? Shiinaha iyo Maraykanka ayay ka dhex tafmi doontaa markaan
Mareykanka ayaa ka digay in saameynta sii kordheysa ee Shiinaha ku leeyahay Kanaalka Panama ay khatar gelin karto ganacsiga caalamiga ah iyo amniga caalamka.
Siraha ku qarsoon Qasiiddada Burdaha, kuwaas oo muddo ka badan kun sano dhiirrigelin u ahaa abwaannada curiya gabayada lagu ammaano Nabi Muxammad NNKH
Burdaha waa gabay ay ku daydeen tobannaan gabyaa oo qoray gabayo ku saabsan ammaanta iyo jacaylka Nabiga, laga soo bilaabo Xijaaz, xilligii Mamlukiinta, ilaa waayaha casriga ah. Haddaba, maxay tahay qisada Burdaha? Waa kuwee gabayaaga ugu caansan ee ka caanbaxay suugaantan?
Netanyahu oo sheegay in Iiraan ay isku dayday inay disho mid ka mid ah wiilashiisa
Eedeynta Netanyahu ayaa muujinaysa sida ay u sii kordheen xiisadaha tan iyo markii dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Israa'iil ee ka dhanka ah Iran uu billowday bishii Febraayo.
Sidee loo xaday meydka Marwadii Koowaad, loona helay 16 sano kaddib?
Eva Perón waxay u dhimatay kansarka ku dhaca ugxan-sidaha, iyadoo 33 jir ah. Ninkeeda ayaa doonayay in meydkeeda la ilaaliyo, sababo siyaasadeed dartood.
Maraykanka oo Siiriya ka saaraya liiska wadamada taageera argagixisada
Kadib markii Suuriya laga saaray liiskaas, waxaa hadda ku haray oo kaliya Iran, Kuuriyada Waqooyi, iyo Cuba.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump
Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka tanaasulo wadaxaajoodyadii Aqalka Cad uu u qalmo cawaaqibka ka dhalan kara.
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.
Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed
Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabdaas, Mojtaba Khamenei kama uusan soo qaybgelin taxanaha cusub ee xafladahaas, mana jirin wax muuqaal ama cod ah oo laga baahiyay isaga.
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.
Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xilli uu ka soo baxayay shir madaxeedka NATO oo bishii hore ka dhacay Turkiga.
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ku taal xeebta Badda Cas.
Muxuu Sacuudigu ka faa'iidayaa dagaalka Iran?
Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-saarku hoos u dhacay. Haddaba maxay faa’iidooyinkan uga dhigan yihiin Sacuudiga, ma sii jiri doonaan muddo dheer?
Nafaqo-darrada carruurta Baydhabo oo aad looga dayrinayo
Sida laga soo xigtay falanqayntii ugu dambeysay ee IPC, qiyaastii lix milyan oo qof, taasoo ah mid ka mid ah saddexdii qof ee Soomaalida ah, ayaa wajahaya cunto yaraan, iyadoo ku dhawaad 1.9 milyan ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah.
Ma taqaanaa gantaalka ugu halista badan ee yalla Afrika xilligaan?
Gantaalkan waxaa la rumeysan yahay inuu la shaqeynayay militariga dalka sannado badan, inkastoo la'aanta xaqiijinta hore ay muujinayso u janjeersiga militariga Aljeeriya ee ah inaysan ku dhawaaqin iibsashada hub cusub.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 26 Agoosto 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 26 Agoosto 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 25 Agoosto 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 25 Agoosto 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.














































































