BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Trump ayaa dib u soo celiyay xayiraaddii saarnayd dekedaha Iran, wuxuuna cashuur dhan 20% saaray badeecadaha mara marinka Hormuz
Wakaalado warar oo ku dhow ilo militari oo Iiraan ah ayaa sheegay in qaraxyo laga maqlay deegaannada ku dhow Sirik, Bandar Abbas iyo Jask.
Dilaaga aamusan: in ka badan 2,700 oo ruux oo loo malaynayo in uu dilay kulaylka daran ee ka dilaacay Yurub
Digniin cas ee kuleyl naadir ah ayaa loo soo saaray qaybo ka mid ah England iyo Wales wakhtigaas, iyadoo xitaa dadka caafimaadka qaba looga digayo khatar weyn oo nolosha ah.
Haweeneey lagu eedeeyay in ay ninkeeda ku dishay dareere loo adeegsado nadaafadda suuliyada
Booliisku waxay ku andacoonayaan in eedeysanaha, oo qayb ka ah qorshe nidaamsan, uu isku dayay inuu dilo ninka qaba haweeneyda laba jeer 24 saacadood gudahood. Prashant wuxuu dhintay Juun 30-keedii.
5 waxyaabood oo keena khilaafka lamaanaha
Su'aasha meesha ku jirta waxay tahay, waa maxay waxa keena kalsooni darrada sabai karta furriinka ama kala taga lammaanaha wada nool?
Kumuu ahaa Cali Shucaac oo lagu aasay Jigjiga?
Cali Shucaac marka laga yimaado askarinimadiisii wuxuu ahaa nin aqoon dhaqameed iyo mid diimeeba lahaa iyo dad yaqaan waayo badan soo joogay
Muxuu shiikhan uga fatwooday isticmaalka lacagta Crypto
Lacagaha Crypto ayaan dalalka qaar laga isticmaalin, mana aha kuwo loo adeegsado wax kala iibsiga maalinlaha ah ee waxyaabaha daruuriyaadka
Waa kuwee saldhigyada Maraykanka ee Iiraan ay sheegtay inay beegsatay
Xarumaha ay Iiraan Beegsatay oo ku yaalla qaar ka mid ah dalalka Khaliijka ayaa waxaa isticmaala ciidanka Maraykanka ee duqaymaha ka wada Iiraan
Halkee buu ku maqan yahay hogaamiyaha ruuxiga ee Iiraan Mojtaba Khamenei?
Mojtaba Khamenei, oo la sheegay in toddobaad gudihii ka dib dilkii aabbihii loo magacaabay hoggaamiyaha ugu sarreeya ee Iiraan, ayaan weli ka soo muuqan fagaarayasha shacabka.
Sidee ayey uga hortagaan jees-jeeska ay la kulmaan ragga sita magaca hooyada?
Dadka qaar waxay aaminsan yihiin in ay korortay ragga sita magaca hooyada, waxayna sheegeen in taasi ay ka turjumeyso isbaddelka ku yimid bulshada halka kuwa Kalena ay dhaliilaan ragga qaata magaca hooyada.
FIFA oo ka hadahsay kubad la sheegay in ay ku dhacday fiilada kaamirada iyada oo la filayo in Argentina iyo England ay semi-final isku arkaan
Dad badan oo baraha bulshada isticmaala ayaa mar kale su'aal ka keenay guusha Argentina.
Nin ku sigtay in uu ka dhaco diyaarad markii ay jabtay daaqaddii uu fadhiyay
Shirkadda Ryanair ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in duullimaadkan oo Maalintii Jimcaha ka ambabaxay magaalada Thessaloniki ee dalka Giriigga kuna sii jeeday Memmingen ee dalka Jarmalka.
Kumuu ahaa Lindsey Graham, saaxiibkii u dhawaa Trump ee geeridiisa la shaaciyay?
Mr. Graham, oo 71 jir ah, wuxuu ahaa Senator caan ah oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, wuxuuna ka soo jeeday South Carolina.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Maxaad ka taqaannaa dalalka Afrika ee Soomaaliya ay ku jirto ee lagu dhisay nidaamka kaligii-taliska?
Tobannaanihii sano ee la soo dhaafay, dowlado badan ayaa u weecday hannaan kali-talisnimo ah, iyagoo xakameynaya xorriyadda hadalka, cabburinaya cod kasta oo mucaarad ah, isla markaana maamulaya geeddi-socod kasta oo doorasho, haddii uu jiroba.
Qaabka loo aasay Ayatollah Cali Khamenei ma waafaqsan tahay Shareecada Islaamka?
Ka dib markii la shaaciyay geerida Hoggaamiyihii hore ee Sare ee Iiraan iyo dib u dhaca aaskiisa, su'aalo badan ayaa baraha bulshada laga keenay oo ku saabsan dib u dhigista iyo xukunnada Islaamka iyo kuwa sharciga khuseeya.
Netanyahu oo Trump uga cawday Madaxweyne Erdogan
Labada hoggaamiye ayaa khadka taleefanka ku wada hadlay ka dib Shir-madaxeedkii NATO. Sida laga soo xigtay AFP, Netanyahu wuxuu sheegay in "Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan iyo xubnaha la socda ay sameeyeen hadallo su'aal gelinaya jiritaanka Dowladda Israa'iil iyo inay ku baaqayaan in la sameeyo aagag amni oo ku teedsan xuduudaha Israa'iil."
Puntland oo ku adkeysatay in aan maalgashi kalluumeysi laga sameyn karin xeebaheeda
Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka.
'Sidii Hitler oo kale, Putin cabsi ayaa haysa' maqaal laga qoray xaalka Putin
Maqaalka wuxuu ku bilaabmayaa xasuusinta isku daygii dilka ee caanka ahaa ee Hitler Luulyo 20, 1944, markii uu ka badbaaday qarax boorso ku jiray oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Ruushku boqolaal bambo uu si kama ah ugu dhuftay ciidiisa?
Inta badan hubka ay ridaan diyaaradaha Ruushku waa bambooyin la hago, bambooyin lagu qalabeeyay qalab cusub oo ay ku jiraan baalal laabma.
Trump oo cunaqabataynta ka qaadaya Turkiga iyo Netanyahu oo ka digaya in Ankara laga iibiyo diyaaradaha F‑35
Hoggaamiyeyaasha NATO waxay Talaadada iyo Arbacada ka kulmayaan si ay u dejinayaan Trump oo ka carooday jawaabta Yurub ee dagaalka Iran.
Haweenkii kaalinta wayn ka qaatay aasaaskii qarankaMarayknaka; kumay ahaayeen 'hooyooyinkii wax ka aasaasay'?
BBC Mundo waxay la hadashay afar ka mid ah taariikhyahannada ugu caansan kuwaas oo bartay doorka haweenka ee Kacaankii Mareykanka iyo aasaaskii Mareykanka qarnigii 18aad iyo 19aad.
Muxuu hoggaamiyaha sare ee Iiraan uga maqan yahay aaska aabbihiis Ayatollah Ali Khamenei?
Mojtaba Khamenei laguma arkin goob fagaare ah tan iyo weerarkii lagu dilay aabbihiis billowgii dagaalkii Mareykanka iyo Israa'iil ay kula jireen Iran.
Luuqada dahsoon ee uu adeegsan jiray huggaamiyihii Iran Cali Khamenei
Si loo falanqeeyo khudbadda Cali Khamenei, waxaa la doortay 150 erey oo muhiim ah oo si joogto ah ugu soo noqnoqda qoraalladiisa muddo 32 sano ah. Kadib, kordhinta ama hoos u dhaca isticmaalka mid kasta oo ka mid ah ereyadan waqti ka dib ayaa la xisaabiyay. Dukumeentiga hadda jira, waxaan soo bandhignay natiijooyinka xisaabinta noocaas ah.
250 sano kaddib Mareykanku ma yahay meel loo haajiro?
Mareykanka uu u dabaaldegaya sanadguuradii 250-aad, ayuu Cabdi Iftin ka walaacsan yahay si la mid ah Mareykan badan waxa uu noqonayo mustaqbalkiisa.
Sidee ayuu u dhici doonaa aaska Ayatollah Cali Khamenei, hoggaamiyihii Iiraan ee la dilay?
BBC-da qeybteeda Verify ayaa heshay sawirro dayax-gacmeed oo laga qaaday Tehraan, kuwaas oo muujinaya burbur weyn oo soo gaaray qayb ka mid ah guriga Ayatollah Ali Khamenei.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 14 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 13 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 13 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 10 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.















































































