War deg deg ah, Madaxweyne Xasan muxuu ka yiri oraahdiisii ahayd 'SAAKA QOF AAN AHAY, GALABTANA MA IH'I
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo hadal qaaday hadal uu horay u sheegay oo ahaa inuu subaxdiina yahay qof, galabtiina qof kale.
‘’War la qaloociyay oo keeyga ahaa jira, SAAKA QOF AAN AHAY, GALABTANA MA IHI, waa run, qofkaad saaka ahayd galabta ma ihid, markaad faraxsan tahay qof aad tahay, markaad xanaaqsan tahay qofaa tahay, markaa cabsanaysida qofaa tahay, markaad gaajaysan tahay, hal qof oo dhagaxaan isbeddelaynin ma ahid, bini’aadanaa tahay waa isbedbedleey, laakiin hay’addu isma beddesho’’














