Xiddigaha caanka ah ee Afrika ee ciyaari doona Koobka Adduunka 2026

Xigashada Sawirka, Getty Images
Markii ugu horraysay, toban xul oo ka socda Afrika ayaa sannadkan ka qayb-geli doona koobka adduunka ee ka dhici doona waddammada Maraykanka, Kanada iyo Meksiko.
Wadar ahaan 48 kooxood ayaa ku tartami doona markii ugu horraysay tan iyo markii wax ka beddelka lagu sameeyay qaabka koobka adduunka, iyadoo dalka Arjantiina uu yahay dalka haysta koobka adduunka ee uu ku guaystay sannadkii 2022-kii dalka Qatar.
Ciyaaruhu waxay bilaabmi doonaan 11-ka bisha Juun waxayna ku eg yihiin 19-ka bisha Julaay.
Xulka Koonfur Afrika
Waxaa jira ciyaartoy badan oo uu ku kediyey tababare Hugo Broos, kuwaas oo markii ugu horraysay loo yeedhay tan iyo markii kooxda Bafana-Bafana ay ka qayb-gashay koobka adduunka 16 sannadood ka hor markii ay martigeliyeen.
Liiska ciyaartoyda Koonfur Afrika ee ciyaari doona koobka adduunka:
Goolhayayaasha iyo naadiyada ay u ciyaaraan:
Yassine Bounou (Al Hilal), Munir Mohamedi (RS Berkane), Ahmed Tagnaouti (Royal Armed Forces)
Difaacyada: Noussair Mazraoui (Manchester United), Anass Salah-Eddine (PSV Eindhoven), Youssef Belammari (Al Ahly), Nayef Aguerd (Marseille), Chadi Riad (Crystal Palace), Issa Diop (West Ham United), Redouane Halhal (KV Mechelen), Achraf Hakimi (Paris St-Germain), Zakaria El Ouahdi (Genk).
Khadka Dhexe: amir El Mourabet (Strasbourg), Ayyoub Bouaddi (Lille), Neil El Aynaoui (Roma), Sofyan Amrabat (Real Betis), Azzedine Ounahi (Girona), Bilal El Khannouss (Stuttgart), Ismael Saibari (PSV Eindhoven).
Weeraryahannada: Abdessamad Ezzalzouli (Real Betis), Chemsdine Talbi (Sunderland), Soufiane Rahimi (Al Ain), Ayoub El Kaabi (Olympiacos), Brahim Diaz (Real Madrid), Yassine Gessime (Strasbourg), Ayoub Amaimouni-Echghouyabe (Eintracht Frankfurt).
Xulka Morocco

Xigashada Sawirka, Getty Images
Warbixinada qotada dheer iyo wararka BBC Somali oo toos kuugu imanaaya WhatsApp.
Halkaan kaga soo biir
Dhamaadka xayeysiinta
Tababaraha cusub, Maxamed Waahbi ayaa Naayif Akard ku soo daray xulka Marooko, kaddib markii uu daafacu u jiifay dhaawac tan iyo bishii Maarso, halka uu ka reebay xiddiga goolasha dhaliya ee Yuusuf En-Nesiiri.
Liiska ciyaartoyda xulka Marooko ee ciyaari doona koobka adduunka:
Goolhayayaasha: Yassine Bounou (Al Hilal), Munir Mohamedi (RS Berkane), Ahmed Tagnaouti (Royal Armed Forces)
Daafaca: Noussair Mazraoui (Manchester United), Anass Salah-Eddine (PSV Eindhoven), Youssef Belammari (Al Ahly), Nayef Aguerd (Marseille), Chadi Riad (Crystal Palace), Issa Diop (West Ham United), Redouane Halhal (KV Mechelen), Achraf Hakimi (Paris St-Germain), Zakaria El Ouahdi (Genk)
Dhadkha Dhexe Samir El Mourabet (Strasbourg), Ayyoub Bouaddi (Lille), Neil El Aynaoui (Roma), Sofyan Amrabat (Real Betis), Azzedine Ounahi (Girona), Bilal El Khannouss (Stuttgart), Ismael Saibari (PSV Eindhoven)
Weerarka: Abdessamad Ezzalzouli (Real Betis), Chemsdine Talbi (Sunderland), Soufiane Rahimi (Al Ain), Ayoub El Kaabi (Olympiacos), Brahim Diaz (Real Madrid), Yassine Gessime (Strasbourg), Ayoub Amaimouni-Echghouyabe (Eintracht Frankfurt)
Xulka Ivory Coast

Xigashada Sawirka, Getty Images
Tababaraha xulka qaranka Ivory Coast, Emerse Fae, ayaa markii ugu horreysay u yeedhay gool-dhaliyaha caanka ah ee Ange-Yoan Bonny si uu ugu ciyaaro dalkiisa.
Halkan waxaa ku qoran liiska ciyaartoyda Ivory Coast ee ku matali doona koobka adduunka:
Goolhayayaasha: Yahia Fofana (Rizespor), Mohamed Kone (Charleroi), Alban Lafont (Panathinaikos)
Dhaafaca: Emmanuel Agbadou (Wolverhampton Wanderers), Clement Akpa (AJ Auxerre), Ousmane Diomande (Sporting), Guela Doue (Racing Strasbourg), Ghislain Konan (Gil Vicente), Odilon Kossonou (Atalanta), Evan Ndicka (AS Roma), Wilfried Singo (Galatasaray)
Khadka Dhexe: Seko Fofana (Stade Rennais), Parfait Guiagon (Charleroi), Franck Kessie (Al Ahli), Christ Oulai (Trabzonspor), Ibrahim Sangare (Nottingham Forest), Jean-Michael Seri (NK Maribor)
Weerarka: Simon Adingra (AS Monaco), Ange-Yoan Bonny (Inter Milan), Amad Diallo (Manchester United), Oumar Diakite (Cercle Brugge), Yan Diomande (RB Leipzig), Evann Guessand (Aston Villa), Nicolas Pepe (Villarreal), Bazoumana Toure (Hoffenheim), Elye Wahi (Nice)
Xulka Tunisia
Tababare, Sabri Lamouchi ayaan u yeedhin kabtan Ferjani Sassi iyo daafaca caanka ah ee Yassine Meriah.
Halkan waxaa ku qoran liiska ciyaartoyda Tunisia ee u tartami doona koobka adduunka:
Goolhayayaasha: Sabri Ben Hessen (Etoile Sahel), Abdelmouhib Chamakh (Club Africain), Aymen Dahman (CS Sfaxien)
Daafacyada: Ali Abdi (Nice), Adem Arous (Kasimpasa), Mohamed Amine Ben Hamida (Esperance), Dylan Bronn (Servette Geneva), Raed Chikhaoui (US Monastir), Moutaz Neffati (Norrkoping), Omar Rekik (NK Maribor), Montassar Talbi (Lorient), Yan Valery (Young Boys Berne)
Khadka dhexe: Mortadha Ben Ouanes (Kasimpasa), Anis Ben Slimane (Norwich City), Ismael Gharbi (FC Augsburg), Rani Khedira (Union Berlin), Mohamed Hadj Mahmoud (Lugano), Hannibal Mejbri (Burnley), Ellyes Skhiri (Eintracht Frankfurt)
Weeraryahannada: Elias Achouri (FC Copenhagen), Khalil Ayari (Paris St Germain), Firas Chaouat (Club Africain), Rayan Elloumi (Vancouver Whitecaps), Hazem Mastouri (Dynamo Makhachkala), Elias Saad (Hannover 96), Sebastian Tounekti (Celtic).
Xulka Masar

Xigashada Sawirka, Getty Images
Ciyaaryahankii hore ee kooxda Liverpool, Mohamed Salah, ayaa hoggaamin doona xulka Masar ee koobka adduunka.
Halkan waxaa ku qoran liiska ciyaartoyda Masar ee u ciyaari doona koobka adduunka:
Gool-hayayaasha: Mohamed El-Shenawy, Mostafa Shobeir (Al Ahly), El-Mahdi Soliman (Zamalek), Mohamed Alaa (El Gouna).
Daafaca: Mohamed Abdelmonem (Nice), Mohamed Hany, Yasser Ibrahim (Al Ahly), Hossam Abdelmaguid, Ahmed Fattouh (Zamalek), Tarek Alaa (ZED), Rami Rabia (Al Ain), Hamdi Fathi (Al Wakrah), Karim Hafez (Pyramids).
Khadka dhexe iyo garbaha: Mohamed Salah (Liverpool), Marwan Attia, Ahmed Mostafa "Zizo", Mahmoud Hassan "Trezeguet", Emam Ashour (Al Ahly), Mostafa Abdel Raouf, Mohannad Lasheen (Pyramids), Haitham Hassan (Real Oviedo), Mahmoud Saber (ZED), Ibrahim Adel (Nordsjælland), Nabil Emad (Al-Najma).
Weeraryahannada: Omar Marmoush (Manchester City), Hamza Abdel Karim
(Barcelona Atletic).
Xulka Senegal

Xigashada Sawirka, Getty Images
Tababare, Pape Thiaw ayaa ka reebay daafaca Moustapha Mbow iyo weliba Ilay Camara, ka hor inta aanu dhawaan ku dhawaaqin 26-ka ciyaaryahan ee dalkaasi u matali doona koobka adduunka.
Halkan waxaa ku qoran liiska hordhaca ah ee ciyaartoyda ka hor inta aan la xaqiijin 26-ka rasmiga ah ee xulka Senegal:
Goolhayayaasha: Edouard Mendy, Mory Diaw, Yehvann Diouf
Daafaca: Krepin Diatta, Antoine Mendy, Kalidou Koulibaly, El Hadji Malick Diouf, Mamadou Sarr, Moussa Niakhate, Abdoulaye Seck, Ismail Jakobs
Khadka Dhexe: Idrissa Gana Gueye, Pape Gueye, Lamine Camara, Habib Diarra, Pathe Ciss, Pape Matar Sarr, Bara Sapoko Ndiaye
Weeraryahannada: Sadio Mane, Ismaila Sarr, Iliman Ndiaye, Assane Diao, Ibrahim Mbaye, Nicolas Jackson, Bamba Dieng, Cherif Ndiaye
Xulka Aljeria

Xigashada Sawirka, Getty Images
Tababaraha xulka qaranka Aljeeriya, Vladimir Petkovic, ayaa markale u yeedhay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Nabil Bentaleb.
Halkan waxaa ku qoran liiska ciyaartoyda xulka Aljeeriya ee u ciyaari doona koobka adduunka:
Goolhayayaasha: Oussama Benbot (USM Alger), Melvin Masstil (Stade Nyonnaise), Luca Zidane (Granada)
Daafaca: Achraf Abada (USM Alger), Rayan Ait Nouri (Manchester City), Zinedine Belaid (JS Kabylie), Rafik Belghali (Verona), Ramy Bensebaini (Borussia Dortmund), Samir Chergui (Paris FC), Jaouen Hadjam (Young Boys Bern), Aissa Mandi (Lille), Mohamed Amine Tougai (Esperance)
Khadka Dhexe: Houssem Aouar (Al Ittihad), Nabil Bentaleb (Lille), Hicham Boudaoui (Nice), Fares Chaibi (Eintracht Frankfurt), Ibrahim Maza (Bayer Leverkusen), Yassine Titraoui (Charleroi), Ramiz Zerrouki (FC Twente)
Weeraryahannada: Mohamed Amine Amoura (VfL Wolfsburg), Nadir Benbouali (Győri ETO), Adil Boulbina (Al-Duhail), Fares Ghedjemis (Frosinone), Amine Gouiri (Olympique de Marseille), Riyad Mahrez (Al-Ahli), Anis Hadj Moussa (Feyenoord Rotterdam).
Gool-hayaha kaydka ah: Abdellatif Ramdane (Mouloudia Alger).
Xulka Cape Verde

Xigashada Sawirka, Getty Images
Tababare, Bubista ayaa ku daray daafaca Logan Costa liiska xulka qaranka Cape Verde ee ciyaari doona koobka adduunka.
Halkan waxaa ku qoran liiska ciyaartoyda Cape Verde ee u ciyaari doona koobka adduunka:
Goolhayayaasha: Carlos dos Santos (San Diego), Marcio Rosa (Montana 1921), Vozinha (Chaves)
Daafaca: Sidny Cabral (Benfica), Diney Borges (Al Bataeh), Logan Costa (Villarreal), Roberto Lopes (Shamrock Rovers), Steven Moreira (Columbus Crew), Wagner Pina (Trabzonspor), Kelvin Pires (SJK Seinäjoki, Finland), Stopira (Torreense)
Khadka Dhexe: Telmo Arcanjo (Vitoria Guimaraes), Deroy Duarte (Ludogorets), Laros Duarte (Puskas Akademia), Joao Paulo Fernandes (Oțelul Galați), Jamiro Monteiro (PEC Zwolle), Kevin Pina (FK Krasnodar), Yannick Semedo (Farense)
Weeraryahannada: Gilson Benchimol (Russia), Jovane Cabral (Portugal), Dailon Livramento (Casa Pia), Ryan Mendes (Igdir), Nuno da Costa (Istanbul Basaksehir), Garry Rodrigues (Apollon Limassol), Willy Semedo (Omonia Nicosia), Helio Varela (Maccabi Tel Aviv).
Xulka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo

Xigashada Sawirka, Getty Images
Xulka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa aaday ka qaybgalka koobka adduunka iyaga iyo ciyaaryahanka caanka ah ee khadka dhexe Gael Kakuta, waxaana hoggaamin doona tababare Sebastien Desabre.
Halkan waxaa ku qoran liiska ciyaartoyda xulka Jamhuuriyadda Congo ee u ciyaari doona koobka adduunka:
Goolhayayaasha: Matthieu Epolo (Standard Liège), Timothy Fayulu (Noah), Lionel Mpasi (Le Havre)
Daafaca: Dylan Batubinsika (Larisa), Rocky Bushiri (Hibernian), Gedoon Kalulu (Aris Limassol), Steve Kapuadi (Widzew Lodz), Joris Kayembe (Racing Genk), Arthur Masuaku (Racing Lens), Chancel Mbemba (Lille), Axel Tuanzebe (Burnley), Aaron Wan-Bissaka (West Ham United)
Khadka Dhexe: Theo Bongonda (Spartak Moscow), Brian Cipenga (Castellon), Meshack Elia (Alanyaspor), Gael Kakuta (Larisa), Edo Kayembe (Watford), Nathanael Mbuku (Montpellier), Samuel Moutoussamy (Atromitos), Ngal'ayel Mukau (Lille), Charles Pickel (Espanyol), Noah Sadiki (Sunderland)
Weeraryahannada: Cedric Bakambu (Real Betis), Simon Banza (AlJazira), Fiston Mayele (Pyramids), Yoane Wissa (Newcastle United).
Xulka Ghana

Xigashada Sawirka, Getty Images
Tababaraha xulka qaranka Ghana, Carlos Queiroz, ayaa shaaciyey ciyaartoyda dalka u matali doona koobka adduunka, iyadoo dhaawac looga reebay daafaca Alexander Djiku iyo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Mohammed Kudus.
Halkan waxaa ku qoran liiska ciyaartoyda xulka Ghana ee u ciyaari doona koobka adduunka:
Goolhayayaasha: Joseph Anang, Benjamin Asare, Lawrence Ati-Zigi
Daafaca: Jonas Adjetey, Derrick Luckassen, Gideon Mensah, Abdul Mumin, Jerome Opoku, Kojo Oppong Preprah, Baba Abdul Rahman, Alidu Seidu, Marvin Senaya
Khadka Dhexe: Augustine Boakye, Abdul Fatawu Issahaku, Elisha Owusu, Thomas Partey, Kwasi Sibo, Kamal Deen Sulemana, Caleb Yirenkyi
Weeraryahannada: Prince Kwabena Adu, Jordan Ayew, Christopher Bonsu Baah, Ernest Nuamah, Antoine Semenyo, Brandon Thomas-Asante,
Inaki Williams.












