Kuul iyo saabuun laga sameeyay haraaga xoolaha
Published
Magaalada Hargeysa waxaa lagu soo bandhigay kuulo iyo saabuunno laga sameeyay haraaga xoolaha sida lafaha, qoobabka iyo maqaarka.
Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa warbixintan noo soo diray.